Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Kowaad 12:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo weliba reer Manasehna qaar baa Daa'uud geestiisa soo maray markuu raacay reer Falastiin oo Saa'uul dagaal ugu yimid, laakiinse iyagii ma ay caawiyin, waayo, saraakiishii reer Falastiin talay isagii ku eryeen, oo waxay isyidhaahdeen, Isagu intuu madaxyadeenna khatar geliyo ayuu sayidkiisii Saa'uul garab geli doonaa.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Kowaad 12

arki Taariikhdii Kowaad 12:19 macnaha guud