Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Kowaad 12:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Daa'uud u baxay inuu iyaga ka hor tago, oo intuu jawaabay ayuu ku yidhi, Haddaad nabdoon iigu timaadeen inaad i caawisaan qalbigaygu wuu idinla jiri doonaa, laakiinse haddaad iigu timaadeen inaad cadaawayaashayda ii gacangelisaan, Ilaahii awowayaasheen taas ha fiiriyo oo ha canaanto, maxaa yeelay, gacmahayga wax xumaan ahu kuma jiraan.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Kowaad 12

arki Taariikhdii Kowaad 12:17 macnaha guud