Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Kowaad 11:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Daa'uud wuxuu yidhi, Ku alla kii marka hore reer Yebuus laayaa wuxuu noqon doonaa madax iyo sirkaal. Oo waxaa markii hore baxay Yoo'aab oo ay Seruuyaah dhashay, oo isagii ayaa waxaa laga dhigay madax.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Kowaad 11

arki Taariikhdii Kowaad 11:6 macnaha guud