Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Kowaad 11:33-36 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

33. iyo Casmaawed oo ahaa reer Baxuuriim, iyo Elyaxbaa oo ahaa reer Shacalbiim,

34. iyo ina Haasheem oo ahaa reer Gisonii, iyo Yoonaataan ina Shaagee oo ahaa reer Haraarii,

35. iyo Axiyaam oo ahaa ina Saakaar oo ahaa reer Haraarii, iyo Eliifaal oo ahaa ina Uur,

36. iyo Heefer oo ahaa reer Mekeeraatii, iyo Axiiyaah oo ahaa reer Feloonii,

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Kowaad 11