Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Kowaad 11:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas aawadeed odayaashii reer binu Israa'iil oo dhammu waxay boqorkii ugu yimaadeen Xebroon, oo Daa'uudna wuxuu iyagii axdi kula dhigtay Xebroon Rabbiga hortiisa; oo iyana waxay Daa'uud u boqreen inuu ahaado boqor reer binu Israa'iil u taliya, siduu ahaa Eraygii Rabbiga oo uu u soo dhiibay Samuu'eel.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Kowaad 11

arki Taariikhdii Kowaad 11:3 macnaha guud