Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Kowaad 11:26-30 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

26. Oo weliba raggii ciidammada ku jiray oo xoogga badnaa waxay ahaayeen Casaaheel oo Yoo'aab walaalkiis ahaa, iyo Elxaanaan oo ahaa ina Doodoo oo reer Beytlaxam ahaa,

27. iyo Shammood oo ahaa reer Xarod, iyo Xeles oo ahaa reer Feloonii,

28. iyo Ciiraa ina Ciqeesh oo ahaa reer Teqooca, iyo Abiiceser oo ahaa reer Canaatood,

29. iyo Sibbekay oo ahaa reer Xushaad, iyo Ciilay oo ahaa reer Axoo'ax,

30. iyo Maharay oo ahaa reer Netofaah, iyo Xeeled ina Bacanaah oo ahaa reer Netofaah,

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Kowaad 11