Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Kowaad 11:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo wuxuu kaloo dilay nin Masri ah oo ahaa nin aad u dheer, oo dhererkiisuna wuxuu ahaa shan dhudhun, oo Masriguna wuxuu gacanta ku haystay waran le'eg dharsameeyaha looxiisa, oo isna wuxuu ula tegey ul, oo warankii ka dhufsaday gacantii Masriga, oo isagii ku dilay warankiisii.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Kowaad 11

arki Taariikhdii Kowaad 11:23 macnaha guud