Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Kowaad 11:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wuxuu yidhi, Anigu inaan saas yeelo Ilaahaygu ha ii diido, ma waxaan cabbaa dhiiggii nimankan naftooda biimeeyey? Waayo, iyagu biyahan waxay ku keeneen naftoodii oo halis ku jirta. Sidaas daraaddeed wuu diiday inuu cabbo. Oo saddexdii nin oo xoogga badnaana saasay yeeleen.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Kowaad 11

arki Taariikhdii Kowaad 11:19 macnaha guud