Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Kowaad 10:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba reer Falastiin waxay la dirireen reer binu Israa'iil, oo raggii reer binu Israa'iilna way ka carareen reer Falastiin, oo Buur Gilboca ayay ku daateen iyagoo la laayay.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Kowaad 10

arki Taariikhdii Kowaad 10:1 macnaha guud