Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Taariikhdii Kowaad 1:32 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo kuwanuna waa wiilashii Qetuurah, taas oo ahayd Ibraahim naagtiisii addoonta ahayd. Iyadu waxay dhashay Simraan, iyo Yoqshaan, iyo Medaan, iyo Midyaan, iyo Yishbaaq, iyo Shuu'ah. Yoqshaan wiilashiisiina waxay ahaayeen Shebaa iyo Dedaan.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Kowaad 1

arki Taariikhdii Kowaad 1:32 macnaha guud