Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sharciga Kunoqoshadiisa 9:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Bal xusuusta oo ha illoobina sidaad Rabbiga Ilaahiinna ah uga xanaajiseen markaad cidladii joogteen. Oo tan iyo maalintii aad dalkii Masar ka soo baxdeen iyo ilamaa aad halkan timaadeen Rabbigaad ku caasiyoobayseen.

akhri dhamaystiran cutubka Sharciga Kunoqoshadiisa 9

arki Sharciga Kunoqoshadiisa 9:7 macnaha guud