Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sharciga Kunoqoshadiisa 9:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo xaqnimadiinna iyo qummanaanta qalbigiinna midna kuma aydaan hantiyin dalkooda, laakiinse Rabbiga Ilaahiinna ahu quruumahaas sharkoodii aawadiis ayuu idinka hor eryayaa, iyo in Rabbigu sii adkeeyo eraygii uu ugu dhaartay awowayaashiin oo ahaa Ibraahim iyo Isxaaq iyo Yacquub.

akhri dhamaystiran cutubka Sharciga Kunoqoshadiisa 9

arki Sharciga Kunoqoshadiisa 9:5 macnaha guud