Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sharciga Kunoqoshadiisa 9:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba bal maanta ogaada in Rabbiga Ilaahiinna ahu yahay kan hortiin gudbaya isagoo ah sida dab wax baabbi'iya. Iyaga wuu baabbi'in doonaa oo hortiinnuu ku soo ridi doonaa, oo sidaasaad u eryi doontaan oo aad haddiiba baabbi'in doontaan, siduu Rabbigu idiin sheegay.

akhri dhamaystiran cutubka Sharciga Kunoqoshadiisa 9

arki Sharciga Kunoqoshadiisa 9:3 macnaha guud