Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sharciga Kunoqoshadiisa 9:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaan Rabbiga hortiisa ku dhacay oo joogay afartan maalmood iyo afartan habeen sidii markii hore, oo anigu baadna ma cunin, biyana ma cabbin, maxaa yeelay, sababtu waa dembigiinnii aad dembaabteen oo dhan, markaad samayseen wax Rabbiga hortiisa shar ku ahaa, oo aad isaga kaga xanaajiseen.

akhri dhamaystiran cutubka Sharciga Kunoqoshadiisa 9

arki Sharciga Kunoqoshadiisa 9:18 macnaha guud