Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sharciga Kunoqoshadiisa 7:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

laakiinse Rabbigu wuu idin jecel yahay, oo wuxuu doonayaa inuu oofiyo dhaartii uu awowayaashiin ugu dhaartay, oo sidaas daraaddeed Rabbigu wuxuu idinku soo bixiyey gacan xoog badan, oo wuxuu idinka soo furtay gurigii addoonsiga iyo boqorkii Masar oo Fircoon ahaa gacantiisii.

akhri dhamaystiran cutubka Sharciga Kunoqoshadiisa 7

arki Sharciga Kunoqoshadiisa 7:8 macnaha guud