Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sharciga Kunoqoshadiisa 7:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse iyaga waa inaad sidan kula macaamilootaan, meelahooda allabariga waa inaad dumisaan, oo aad tiirarkoodana burburisaan, oo aad geedahooda Asheeraahna gooysaan, oo aad sanamyadooda xardhanna gubtaan.

akhri dhamaystiran cutubka Sharciga Kunoqoshadiisa 7

arki Sharciga Kunoqoshadiisa 7:5 macnaha guud