Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sharciga Kunoqoshadiisa 7:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

wuuna idin jeclaan doonaa oo idin barakayn doonaa oo idin tarmin doonaa, oo weliba wuxuu kaloo barakayn doonaa midhaha jidhkiinna iyo midhaha dhulkiinna oo ah hadhuudhkiinna iyo khamrigiinna iyo saliiddiinna iyo taranka lo'diinna iyo ubadka idihiinna, dhammaan wuxuuna ku barakayn doonaa dalkii uu awowayaashiin ugu dhaartay inuu idin siinayo.

akhri dhamaystiran cutubka Sharciga Kunoqoshadiisa 7

arki Sharciga Kunoqoshadiisa 7:13 macnaha guud