Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sharciga Kunoqoshadiisa 5:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

laakiinse maalinta toddobaad waa maalin sabti u ah Rabbiga Ilaahaaga ah, oo waa inaanad shuqul qaban, adiga, ama wiilkaaga, ama gabadhaada, ama addoonkaaga, ama addoontaada, ama dibigaaga, ama dameerkaaga, ama mid kasta oo xoolahaaga ah, ama qariibka irdahaaga ku jira, si addoonkaaga iyo addoontaaduba ay u nastaan sidaada oo kale.

akhri dhamaystiran cutubka Sharciga Kunoqoshadiisa 5

arki Sharciga Kunoqoshadiisa 5:14 macnaha guud