Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sharciga Kunoqoshadiisa 4:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba iyaga dhawra oo sameeya, maxaa yeelay, taasu waa xigmaddiinna iyo waxgarashadiinna aad ummadaha hortooda ku yeelanaysaan, kuwaasoo markay qaynuunnadan oo dhan maqlaan odhan doona, Hubaal quruuntan weynu waa dad xigmad leh oo waxgarad ah.

akhri dhamaystiran cutubka Sharciga Kunoqoshadiisa 4

arki Sharciga Kunoqoshadiisa 4:6 macnaha guud