Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sharciga Kunoqoshadiisa 4:40 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waa inaad dhawrtaan qaynuunnadiisa iyo amarradiisa aan maanta idinku amrayo, inaad idinka iyo carruurtiinna idinka dambaysaaba nabdoonaataan, oo uu cimrigiinnu ku dheeraado dalka Rabbiga Ilaahiinna ahu idin siinayo inaad weligiin lahaataan.

akhri dhamaystiran cutubka Sharciga Kunoqoshadiisa 4

arki Sharciga Kunoqoshadiisa 4:40 macnaha guud