Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sharciga Kunoqoshadiisa 4:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Ama waa intaasoo aad indhaha samada kor ugu taagtaan, oo markaad aragtaan qorraxda iyo dayaxa iyo xiddigaha oo ah ciidanka samada oo dhan, laydin jiitaa oo aad caabuddaan iyaga, oo aad u adeegtaan, kuwaasoo Rabbiga Ilaahiinna ahu u qaybiyey dadyowga samada ka hooseeya oo dhan.

akhri dhamaystiran cutubka Sharciga Kunoqoshadiisa 4

arki Sharciga Kunoqoshadiisa 4:19 macnaha guud