Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sharciga Kunoqoshadiisa 4:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Xusuusta maalintii aad Rabbiga Ilaahiinna ah hortiisa istaagteen oo aad Xoreeb joogteen, markii Rabbigu igu yidhi, Dadka ii soo shiri, oo anna waxaan maqashiinayaa erayadayda inay bartaan inay iga cabsadaan intay dhulka ku nool yihiin oo dhan, oo ay carruurtoodana saas baraan.

akhri dhamaystiran cutubka Sharciga Kunoqoshadiisa 4

arki Sharciga Kunoqoshadiisa 4:10 macnaha guud