Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sharciga Kunoqoshadiisa 33:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markuu Benyaamiin u ducaynayayna wuxuu yidhi, Kan Rabbigu jecel yahay wuxuu ammaan u fadhiyi doonaa meel cagtiisa ah, Oo maalintii oo dhanna gaashaan buu u yahay, Oo wuxuu deggan yahay garbihiisa dhexdooda.

akhri dhamaystiran cutubka Sharciga Kunoqoshadiisa 33

arki Sharciga Kunoqoshadiisa 33:12 macnaha guud