Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sharciga Kunoqoshadiisa 31:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Muuse Yashuuca u yeedhay, oo wuxuu reer binu Israa'iil oo dhan hortooda ku yidhi, Xoog yeelo oo aad u dhiirranow, waayo, waxaad dadkan ula gudbaysaa dalkii Rabbigu awowayaashood ugu dhaartay inuu iyaga siinayo, oo dalkaas ayaad dhaxalsiin doontaa.

akhri dhamaystiran cutubka Sharciga Kunoqoshadiisa 31

arki Sharciga Kunoqoshadiisa 31:7 macnaha guud