Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sharciga Kunoqoshadiisa 30:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markaas Rabbiga Ilaahiinna ahu sida jidhka loo gudo ayuu idinka jari doonaa xumaanta qalbigiinna iyo tan qalbiga farcankiinna inaad Rabbiga Ilaahiinna ah ka jeclaataan qalbiga oo dhan iyo nafta oo dhan si aad u noolaataan.

akhri dhamaystiran cutubka Sharciga Kunoqoshadiisa 30

arki Sharciga Kunoqoshadiisa 30:6 macnaha guud