Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sharciga Kunoqoshadiisa 30:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

idinkoo Rabbiga Ilaahiinna ah jecel, oo codkiisa addeecaya, oo isaga sii xajista, waayo, isagu waa noloshiinna iyo dhererka cimrigiinna inaad degganaataan dalkii Rabbigu ugu dhaartay inuu siinayo awowayaashiin oo ahaa Ibraahim, iyo Isxaaq, iyo Yacquub.

akhri dhamaystiran cutubka Sharciga Kunoqoshadiisa 30

arki Sharciga Kunoqoshadiisa 30:20 macnaha guud