Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sharciga Kunoqoshadiisa 3:27-29 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

27. Haddaba u kac Buur Fisgaah dusheeda, oo indhaha ku taag xagga galbeed iyo xagga woqooyi iyo xagga koonfureed iyo xagga bari, maxaa yeelay, adigu ka gudbi maysid Webigan Urdun.

28. Laakiinse Yashuuca amar, oo dhiirrigeli, oo xoogee, waayo, isagu wuu gudbi doonaa oo dadkan hor kici doonaa, oo wuxuu dhaxalsiin doonaa dalka aad arki doontid.

29. Sidaas daraaddeed waxaan degnay dooxada ka soo hor jeedda Beytfecoor.

akhri dhamaystiran cutubka Sharciga Kunoqoshadiisa 3