Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sharciga Kunoqoshadiisa 3:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sayidow, Ilaahow, waxaad bilowday inaad anoo addoonkaaga ah i tusto weynaantaada iyo gacantaada xoogga badan, waayo, waa kee ilaaha ku jiraa samada amase dhulka oo samayn kara shuqulladaada oo kale iyo falimahaaga waaweyn oo kale?

akhri dhamaystiran cutubka Sharciga Kunoqoshadiisa 3

arki Sharciga Kunoqoshadiisa 3:24 macnaha guud