Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sharciga Kunoqoshadiisa 3:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

ilaa uu Rabbigu nasiyo walaalihiin siduu idiin nasiyey oo kale, oo iyana ay hantiyaan dalka Rabbiga Ilaahiinna ahu uu iyaga ka siinayo Webi Urdun shishadiisa, markaas ninkiin waluba ha ku soo noqdo hantidiisa aan siiyey.

akhri dhamaystiran cutubka Sharciga Kunoqoshadiisa 3

arki Sharciga Kunoqoshadiisa 3:20 macnaha guud