Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sharciga Kunoqoshadiisa 3:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo dalkan waagaas ayaan hanti u qaadannay. Oo tan iyo Carooceer oo ku taal dooxada Arnoon agtiisa, iyo dalka buuraha leh oo reer Gilecaad badhkiis iyo magaalooyinkiisaba waxaan siiyey reer Ruubeen iyo reer Gaad.

akhri dhamaystiran cutubka Sharciga Kunoqoshadiisa 3

arki Sharciga Kunoqoshadiisa 3:12 macnaha guud