Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sharciga Kunoqoshadiisa 29:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

waaba intaasoo uu dhexdiinna ku jiraa nin, ama naag, ama reer, ama qabiil, qalbigiisu maanta uga sii jeestay Rabbiga Ilaaheenna ah inuu u adeego quruumahaas ilaahyadooda, oo waaba intaasoo uu idinku dhex jiraa xidid dhalaa xammeeti iyo dacar,

akhri dhamaystiran cutubka Sharciga Kunoqoshadiisa 29

arki Sharciga Kunoqoshadiisa 29:18 macnaha guud