Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sharciga Kunoqoshadiisa 28:68 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Rabbigu mar dambe wuxuu Masar idinku celin doonaa idinkoo doonniyo ku jira, oo waxaad mari doontaan jidkii aan idinku idhi, Mar dambe ma aad arki doontaan, oo halkaasaad cadaawayaashiinna isugu iibin doontaan, inaad rag iyo dumarba addoommo u ahaataan, oo weliba ninna idinma iibsan doono.

akhri dhamaystiran cutubka Sharciga Kunoqoshadiisa 28

arki Sharciga Kunoqoshadiisa 28:68 macnaha guud