Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sharciga Kunoqoshadiisa 28:48 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba sidaas daraaddeed cadaawayaashiinna Rabbigu idiin soo diri doono ayaad ugu adeegi doontaan gaajo iyo harraad iyo qaawanaan, idinkoo wax kasta u baahan, oo wuxuu qoorta idinka saari doonaa harqood bir ah, ilaa uu idin baabbi'iyo.

akhri dhamaystiran cutubka Sharciga Kunoqoshadiisa 28

arki Sharciga Kunoqoshadiisa 28:48 macnaha guud