Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sharciga Kunoqoshadiisa 28:29 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo hadhkii baad u haabhaaban doontaan sida indhooluhu gudcurka u haabhaabto, oo jidadkiinna kuma liibaani doontaan, laakiinse had iyo goorba waa laydin dulmi doonaa oo waa laydin dhici doonaa, oo mid idin badbaadiyana lama arki doono.

akhri dhamaystiran cutubka Sharciga Kunoqoshadiisa 28

arki Sharciga Kunoqoshadiisa 28:29 macnaha guud