Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sharciga Kunoqoshadiisa 27:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Inkaaru ha ku dhacdo ninkii sameeya oo meel qarsoon qotonsada sanam xardhan ama la shubay oo Rabbiga karaahiyo u ah oo ah wax nin saanac ahu gacantiisa ku sameeyey. Oo dadka oo dhammuna ha u jawaabeen oo ha yidhaahdeen, Aamiin.

akhri dhamaystiran cutubka Sharciga Kunoqoshadiisa 27

arki Sharciga Kunoqoshadiisa 27:15 macnaha guud