Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sharciga Kunoqoshadiisa 26:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo iyaga wax kama cunin anoo barooranaya, waxna kama qaadan anigoo nijaas ah, qof dhintayna wax ugama siin. Waan dhegaystay codkii Rabbiga Ilaahayga ah, oo waxaan sameeyey wixii aad igu amartay oo dhan.

akhri dhamaystiran cutubka Sharciga Kunoqoshadiisa 26

arki Sharciga Kunoqoshadiisa 26:14 macnaha guud