Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sharciga Kunoqoshadiisa 26:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markaad wada dhammaysid bixintii meeltobnaadyada aad ka bixinaysid midhaha kuu baxa sannadda saddexaad taasoo ah sannaddii bixinta meeltobnaadyada, waa inaad siisaa kan reer Laawi, iyo qariibka, iyo agoonta, iyo carmalka inay irdahaaga gudahooda ku cunaan oo dhergaan.

akhri dhamaystiran cutubka Sharciga Kunoqoshadiisa 26

arki Sharciga Kunoqoshadiisa 26:12 macnaha guud