Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sharciga Kunoqoshadiisa 24:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

ninkeedii hore oo iyada eryay yuusan mar dambe naagnimo u qaadan, kolkii iyadu ay nijaasowday dabadeed, maxaa yeelay, taasu Rabbiga hortiisa karaahiyo bay ku tahay, oo waa inaydaan dembi keenin dalka Rabbiga Ilaahiinna ahu uu dhaxalka idiin siinayo.

akhri dhamaystiran cutubka Sharciga Kunoqoshadiisa 24

arki Sharciga Kunoqoshadiisa 24:4 macnaha guud