Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sharciga Kunoqoshadiisa 24:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddii nin naag qaato oo uu guursado, oo dabadeed uusan raalli ka ahayn, sababtuna ay tahay ceeb uu iyada ka dhex helay, markaas isagu ha u qoro warqaddii furniinka oo iyada gacanta ha u geliyo, gurigiisana ha ka eryo.

akhri dhamaystiran cutubka Sharciga Kunoqoshadiisa 24

arki Sharciga Kunoqoshadiisa 24:1 macnaha guud