Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sharciga Kunoqoshadiisa 22:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

markaas labadoodaba waa inaad soo bixisaan oo keentaan magaaladaas iriddeeda, oo waa inaad dhagxisaan si ay u dhintaan, maxaa yeelay, gabadhu magaaladay joogtay, mana ay qaylin, ninkuna ceeb buu ku hoosaysiiyey tii deriskiisa u doonanayd, oo sidaas waa inaad sharka dhexdiinna uga saartaan.

akhri dhamaystiran cutubka Sharciga Kunoqoshadiisa 22

arki Sharciga Kunoqoshadiisa 22:24 macnaha guud