Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sharciga Kunoqoshadiisa 22:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

markaas gabadha dibadda ha u soo bixiyeen oo ha keeneen guriga aabbaheed iriddiisa, oo dadka magaaladaas jooga oo dhammu iyada ha dhagxiyeen si ay u dhimato, maxaa yeelay, iyadu nacasnimo bay ku dhex samaysay reer binu Israa'iil oo waxay ku dhillowday gurigii aabbaheed, oo sidaas waa inaad sharka dhexdiinna uga saartaan.

akhri dhamaystiran cutubka Sharciga Kunoqoshadiisa 22

arki Sharciga Kunoqoshadiisa 22:21 macnaha guud