Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sharciga Kunoqoshadiisa 21:10-12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

10. Oo markaad dagaal ugu baxdaan cadaawayaashiinna, oo uu Rabbiga Ilaahiinna ahu iyaga gacmihiinna soo geliyo, oo aad maxaabiis ahaan iyaga u kaxaysataan,

11. oo haddii midkiin maxaabiista dhexdooda ku arko qof dumar ah oo qurux badan, oo uu iyada jeclaado oo uu doonayo inuu naagaysto,

12. markaas waa inuu gurigiisii geeystaa, oo iyadu waa inay timaha iska xiirtaa oo ciddiyahana iska jartaa,

akhri dhamaystiran cutubka Sharciga Kunoqoshadiisa 21