Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sharciga Kunoqoshadiisa 20:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markaad wakhti dheer magaalo dagaal ku hareeraynaysaan si aad u qabsataan, waa inaydaan dhirteeda faas ku baabbi'in, waayo, wax baad ka cuni karaysaan, saas aawadeed waa inaydaan jarin. Waayo, bal geedka duurka ma nin baa oo aad saas darteed u weerartaan?

akhri dhamaystiran cutubka Sharciga Kunoqoshadiisa 20

arki Sharciga Kunoqoshadiisa 20:19 macnaha guud