Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sharciga Kunoqoshadiisa 2:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, Rabbiga Ilaahiinna ahu waa idinku wada barakeeyey shuqulkii gacantiinna oo dhan, oo isagu wuu yiqiin socodkiinnii aad cidladan soo dhex marteen. Afartankan sannadood ayaa Rabbiga Ilaahinna ahu idinla jiray, oo waxba uma aydaan baahan.

akhri dhamaystiran cutubka Sharciga Kunoqoshadiisa 2

arki Sharciga Kunoqoshadiisa 2:7 macnaha guud