Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sharciga Kunoqoshadiisa 16:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo sannaddiiba saddex jeer raggiinna oo dhammu waa inay Rabbiga Ilaahiinna ah kaga hor muuqdaan meeshuu dooranayo, oo saddexdaas jeer waa Iidda Kibista-aan-khamiirka-lahayn, iyo Iidda Toddobaadyada, iyo Iidda Waababka, oo waa inaanay iyagoo fara madhan Rabbiga hortiisa ka muuqan.

akhri dhamaystiran cutubka Sharciga Kunoqoshadiisa 16

arki Sharciga Kunoqoshadiisa 16:16 macnaha guud