Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sharciga Kunoqoshadiisa 15:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Maxaa yeelay, Rabbiga Ilaahiinna ahu waa idiin barakayn doonaa siduu idiin ballanqaaday, oo wax baad deymin doontaan quruumo badan, laakiinse waxba kama amaahan doontaan, oo quruumo badan baad u talin doontaan, laakiinse iyagu idiinma ay talin doonaan.

akhri dhamaystiran cutubka Sharciga Kunoqoshadiisa 15

arki Sharciga Kunoqoshadiisa 15:6 macnaha guud