Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sharciga Kunoqoshadiisa 15:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, masaakiintu weligood dalka kama ay dhammaan doonaan, haddaba waxaan kugu amrayaa oo kugu leeyahay, Hubaal waa inaad gacanta u furtaa walaalkaa iyo kaaga baahan iyo masaakiintaada dalkaaga joogta.

akhri dhamaystiran cutubka Sharciga Kunoqoshadiisa 15

arki Sharciga Kunoqoshadiisa 15:11 macnaha guud