Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sharciga Kunoqoshadiisa 14:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wax alla wixii iska dhinta waa inaydaan cunin, laakiinse shisheeyihii irdihiinna ku jira waad siin kartaan isagu ha cunee, amase ajnabiga waad ka iibsan karaysaan, waayo, waxaad Rabbiga Ilaahiinna ah u tihiin dad quduus ah. Oo waxar waa inaydaan ku karsan caanihii hooyadeed.

akhri dhamaystiran cutubka Sharciga Kunoqoshadiisa 14

arki Sharciga Kunoqoshadiisa 14:21 macnaha guud