Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sharciga Kunoqoshadiisa 14:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, waxaad Rabbiga Ilaahiinna ah u tihiin dad quduus ah, oo Rabbigu wuxuu idiin doortay inaad ahaataan dad hanti isaga uga ah dadyowga dhulka jooga oo dhan.

akhri dhamaystiran cutubka Sharciga Kunoqoshadiisa 14

arki Sharciga Kunoqoshadiisa 14:2 macnaha guud