Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sharciga Kunoqoshadiisa 13:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

waa inaydaan dhegaysan erayada nebigaas ama riyaalowgaas, waayo, Rabbiga Ilaahiinna ahu wuu idin tijaabinayaa inuu ogaado bal inaad Rabbiga Ilaahiinna ah ka jeceshihiin qalbigiinna oo dhan iyo naftiinna oo dhan iyo in kale.

akhri dhamaystiran cutubka Sharciga Kunoqoshadiisa 13

arki Sharciga Kunoqoshadiisa 13:3 macnaha guud